Culimada Puntland oo ku baaqay in la taageero Dhismaha Isbitaalka Gaalkacyo oo bur bur xooggan uu ku gaaray qaraxii Gaalkacyo.[Masawiro/ Video]
(September 3, 2016)
Garoowe:-Culimo'udiinka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Puntland ayaa waxaa ay baaq u jeediyeen jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dibada iyo kuwa gudaha in ay gurmad la soo gaaraan shacabkii k
Maamulka Mu’asasada Al-minhaaj oo ka tacsiyeeyey geeridii Cumar Max’ed Ciise.[Cumar Faaruuq]
(September 3, 2016)
Garoowe:-Maamulka Mu’asasada Al-minhaaj Heer Puntland ,Heer Gobol iyo Heer degmaba waxay tacsi tiiraanya leh udirayaan qoyskii, ehelkii , qaraabadii , Bahda Golis iyo asxaabtii uu ka geeriyooday All
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Gaas oo kormeeray goobihii qarax uu ka dhacay ee magaalada Gaalkacyo.[Cod/Masawiro]
(September 3, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maal mihii ugu dambeeyey safaro shaqo ugu maqnaa waddamada Itoobiya, Turkiga iyo Jabuuti ayaa maanta si weyn loogu soo dhowe
Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo gaaray magaalada Gaalkacyo.
(September 3, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha Pun
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda Finland Sh C/risaaq Suggle (Daawo)
(September 3, 2016)
Waxaa shalay Masjidka Al- Huda ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland khudbada jimcaha ka soo jeediyay Sheekh Cabdirizaaq Sugulle waxaana uu Sheekhu Khudbadiiisa uga hadlay Xikmada iyo Sirta