Raiisul Wasaare Dr.Cumar Cabdirashiid ayaa kormeer ku tagay Dekadda iyo Garoonka Boosaaso.[Masawiro]
(September 29, 2016)
Boosaaso:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maalmahan socdaal shaqo ku marayay deegaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta ko
Puntland oo ugu baaqay odayaal dhaqameedka Puntland in ay ka qayb qaataan doorashooyinka Dadban
(September 29, 2016)
Garoowe:-Dawladda Puntland oo ugu baaqay odayaal dhaqameedka Puntland ee ka qayb qaadanaya doorashooyinka dadban ee Soomaaliya in ay soo xulaan xildhibaano lagu aamini karo masiirka shacabka. Hoos
Dowlada Mareykanka oo ka Hadlay Duqeyntii Mudug
(September 29, 2016)
Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Mareykanka, captain Jeff Davis, ayaa shir jaraa’id oo Arbacadii qabtay, waxa uu ka hadlay duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka gaysteen qeybo ka mid ah gobollad
Gal-Mudug oo Magdhow ka Dalbatay Mareykanka
(September 29, 2016)
Cadaado:-Maamulka Galmudug ayaa maanta magaalada Cadaado ka sheegay in weerarkii Mareykanku ka fuliyey gobolka Mudug ee lala beegsaday ciidankoodu uu khalad ahaa. Madaxweyne ku xigeeenka Galmudug Maxa