Ogeysiis Muhiima Machadka Zaylaci Academy oo ay bilaabeen Dufcadii Labaad
(September 7, 2016)
Denmark:-Waxaa Maanta oo taariikhdu tahay 07.09.2016 bilaabmay Zaylaci Academy iskoolkii labada sano dufcadiisii labaad. Dufacadan labaad waxaa isku qortay arday gaadhaysa 100 qof, kuwaasoo dagan wada
Wejigii 2aad ee qalabka dhismaha wadadda Ceeldaahir iyo Ceerigaabo oo laga soo dejiyey dekkada Boosaaso.[Cod/Masawiro]
(September 7, 2016)
Boosaaso:-Waxa maanta ka soo degay dekada weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari dufcadii qalabii 2aad ee lagu dhisi lahaa wadadda isku xirta Ceel daahir iyo Ceerigaabo oo ah wado aad muhi
Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Muqdisho
(September 7, 2016)
Muqdisho:-Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Xarunta Madax tooyada ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa
Wafdi ka socda dowlada federaalka iyo Urur goboleedka IGAD oo gaaray Jowhar
(September 7, 2016)
Jowhar:-Wafdi ka socdo wasaaradda Arimaha Gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur goboleedka IGAD ayaa gaaray maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe. Wufuuda ka soco
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo La Kulmay Safiirka Dawladda Turkiga ee Soomaaliya.[Masawiro]
(September 7, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta September, 07 2016 la kulmay safiirka Dawladda Turkiga u jooga Soomaaliya Ambassador Oglan Bekar, waxaana kulankaasi
Maxaa dhalinyarada guurka ka hortaagan? W/Q Sh Maxamuud Sh Xassan Abu dalxa
(September 7, 2016)
Odense:-Waa Maqaal kooban oo uu Sh Maxamuud Sh Xassan Abu Dalx uu kaga hadlayo waxyaabaha dhalinyarad ka hortaagan guurka iyo weliba waxyaabaha sababta u noqda furiinka deg deg ah oo maalmahaan danbe