Madaxii Suuq-geynta Shirkada Golis Cumar Faaruq oo ku dhintay shil gaari magaalada Garoowe.
(September 2, 2016)
Garoowe:-Alaha u naxariistee waxaa Shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Garowe ee xarunta Puntland ku dhintay Madaxii  Suuq-geynta Shirkadda Isgaarsiinta Golis Cumar Ciise Maxamed (Faaruuq) iyo
Dufacaddii 2aad oo ka qalin jabisay Jaamacadda Imam Ee Muqdisho (Masawiro)
(September 2, 2016)
Muqdisho:-Jaamacadda Imam oo ka mid ah Jaamacadaha Tayada leh kana muuqda waxbarashada sare ee Soomaaliya ayaa waxa ay ku qabatay Magaalada Muqdisho xafladda Qalin-jabinta Dufacadii 2aad ee dhameysata