Shirkii Madaxeedka IGAD ee lagu qabtay Muqdisho oo la soo gabo gabeeyay lagana soo saaray warmurtiyeed.[Masawiro]
September 13, 2016 - Written by EditorMuqdisho:-Shir madaxeedkii ururka IGAD ee lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed iyadoo shirka saaka ay ka soo qayb galeen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud, Madaxweynaha dalka Kenya, Madaxweynaha Uganda, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Wasiirka Arrimaha Dibada dalka Jabuuti iyo wakiilo ka socda dalka Suudaan.
no images were found
Shir madaxeedkii ururka IGAD ayaa waxaa lagu soo qaaday xaalada dalka soomaaliya gaar ahaan doorashada 2016 la filay in ay ka dhacdo Soomaaliya iyo weliba colaado ka aloosan Koofurta Sudan.
Hoos ka Akhri War murtiyeed Shir madaxeedkii ururka IGAD oo lagu soo afmeeray Muqdisho. no images were found
A/cawaale
Halgan.net