Wasiirka Arrimaha gudaha Jubaland, Gen. Darwiish oo ka hadlaya xaaladda qaxootiga ka soo noqday Kenya.[Dhagayso]
September 4, 2016 - Written by EditorKismaayo:-Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiirka Arrimaha gudaha ee maamulka Jubaland, Gen.Maxamed Warsame Darwiish oo ka hadlaya xaaladda qaxootigii ka soo noqday Kenya. Wasiirka ayaa ka jawaabaya su’aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA oo ku sugan meelo kala duwan oo dunida ah.
Hoos ka Dhagayso Waraysiga Wasiirka Arrimaha gudaha ee maamulka Jubaland, Gen. Darwiish
[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/09/04/6ff902e3-16a2-4783-aa8d-111386a1bc09.mp3]Source: VOA