
(December 29, 2016)
Garoowe:-Kulan cilmiyeed xalay lagu qabatay Masjidka Weyn Ee Al-Huda waxaa kasoo qayb galay Culimo udiin misaan weyn kuleh Guud ahaan Gayiga Somalidu Degto Ugu horayn waxaa goobta kahadlay Sh Dalmar G

(December 29, 2016)
Muqdisho:-Masuuliinta Madasha Qaranka dib uga noqotey kordhinta xubnaha aqalka sare ka dib cadaadis uga yimid beesha Caalamka waxaana ay soo saareen warsaxaafadeed wuxuuna u qornaa sidan. 1. MHQ w

(December 28, 2016)
Garoowe:- Akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net waxaa ku wargalineynaa in caawa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ay ka bilaaban doonto Nadwo kooban oo looga hadli doono xaalada Puntland waxaa

(December 27, 2016)
Kismaayo:-Ciidamada Dowlada Jubbaland ayaa bilaabay howlgal ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab waxaana ay gurmad u direen dadka Xoolo dhaqatada ah ee ku dhaqan galbeedka Gobolka Jubada Hoose oo ay dhibaat

(December 27, 2016)
Muqdisho:-Waxaa saaka si rasmi ah ugu bilaabtay magaalada Muqdsho ee caasimada Soomaaliya dhaarinta Xildhibaaada labada qole ee Aqalka Hoose iyo kan sare, waxaan goobta lagu dhaarinayo Xildhibaanada

(December 26, 2016)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya ka dib markii ciidanka amaanka Boosaaso uu ku fashilmay qabashada xubo ka tirsan ururka Al-shabaab oo ku dil Madaxweyne Gaas oo ka tacsi-yeeyey dilkii Xeer Ilaaliyihii guud ee Maxkamadda Ciidamada Puntland.
(December 26, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay howlo shaqo u joogaan magaalada Muqdisho ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhamaan shacabka

(December 25, 2016)
Garoowe:-Kulan ay iskugu yimaadeen Haweenka Dacwada ee Goblka Nugaal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Gabdhaha xijaabka loogu bedalay Surweelka iyo sidoo kale Dilalka qorashaysan ee ka dhacay magaal

(December 25, 2016)
Kismaayo:-Maamul gobaleedka J/land ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose rag ka tirsan kooxda Al-Shabaab waxaana ay ragaas ka warbixiyeen sababaha ay uga soo

(December 25, 2016)
Muqdisho:-Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 15 – 24 Disembar 2016-ka. Kulanka waxaa shir- guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Muda
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|