Xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland oo lagu dilay Boosaaso
(December 25, 2016)
Boosaaso:-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland Cabdikariim Xassan Firdhiye lagu dilay magaalada
Madaxweynaha Puntland oo qoondeeyey 3 Kursi ee Madasha qaranku ku kordhisay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya
(December 25, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntand Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ee magaalada muqdisho uga qayb gelayey shirka  madasha wadatashiga qaran 24 -25 December 2016 ayaa
Gawaari xamuul ah oo ku xaniban waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(December 24, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ku dhawaad 100 gaari ay ku xaniban yihiin waqooyiga magaalada Gaalkacyo . Gawaarida Xamuulka ah aya
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Casho sharaf ugu Sameeyey Xildhibanada Labada Aqal ee Puntland
(December 23, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa caawa 22 December 2016 kulan caasho sharaf ah ugu sameeyey magaala
Culimo’udiinka Puntland oo ka digay Tartanka gabdhaha Kubadda Kolayga iyo dilalka qorshaysan ee Al-shabaab ka fuliyeen Boosaaso.[Daawo]
(December 22, 2016)
Garoowe:-Culimo'udiinka ku nool deegaanada Puntland ayaa ka digay wax loogu yeeray  tartan kubadda kolayga oo ka furmaya galabta Garoowe loona qabanayo gabadhaha Soomaaliyeed oo ka kala imaanaya  ma
Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo digniin ka bixisay tartan Kubbada Kolleyga oo dumarka loogu qabanayo Garowe[Dhagayso]
(December 21, 2016)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka digay wax loogu yeeray tartanta Kubbada Kolleyga oo Gabdhaha Soomaaliyeed loogu qabanayo kana furmaya magaalad
11 Qodob oo ka soo baxay shirkii wada xaajoodka ee Addis Abba uga socday Khaatumo iyo S/land.
(December 21, 2016)
[nggallery id=1942] M_M_Deeq Halgan.net
Weerarka Berlin oo loo raadinayo Nin reer Tunis ah oo lagu magacaabo Anis
(December 21, 2016)
Boliiska Jarmalka ayaa raadinaya nin reer Tunisia ah oo lagu magacaabay Anis oo lagu tuhunsan yahay weerarkii Berlin, sida ay sheegtay warbaahinta. Sida ay sheegtay warqad aqoonsi oo waddanka lagu joo
Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb galay baaq ay ka soo saareen Madasha Qaranku Abaaraha ka Jira Soomaaliya.
(December 21, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga caasimada Soomaaliya ayaa shalay gelinkii danbe 20 December 2016 ka qayb galay baaq ay ka jeediyeen madasha wada t
Tacsi:-Kiin Cali Yaasiin C. Keenadiid oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho.
(December 21, 2016)
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun.Haddaan  nahay Qoyska Reer Keenadiid ,waxaanu si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida naxdin leh oo ku timid Kiin Cali Yaasiin  C. Keenadiid o

« Previous PageNext Page »