Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Shir Ku Saabsan Dar-dar Gelinta Hawlaha Dib-u-eegista Dastuurka
(September 23, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ku guddoomiyey shir ku saabsan dar-dar gelinta hawlaha dib u eegista dastuurka. Shirka Machadlagu Baranayo Luqadaha oo laga furay magaalada laascaanood.(Masawiro)
(September 23, 2017)
Xaflad si weyn loo soo abaabulay ayaa waxaa ay ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana Xaflada lagu daahfuray Machad lagu baranayo luuqadaha Iyo Daraasatka islaamiga sidoo kal Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka hadlay ninkii u gafay Nebigeenii Muhammed Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee[ Daawo Video]
(September 22, 2017)
Laascaanood:-Sh Cabdinaasir Xaaji Ahmed oo ka mid culimada ugu waaweyn dalka Soomaaliya kuna nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa uu ka hadlay Khudbadii Jimce ee maanta ka di War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada.[Masawiro]
(September 22, 2017)
Muqdisho:-Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ku soo gabagaboobay kadib labo cisho oo uu socday. La-taliyaha Arrimaha Warf Masuuliyiinta Galmudug oo ka Horyimi Go’aankii Madaxweynahooda [Dhagayso]
(September 21, 2017)
Cadaado:-Waxaa shir jaraa’id ku qabtay Cadaado, Kusimaha Madaxweynaha Galmudug ahna Madaxweyne ku Xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Guddoomiye ku Gal-Mudug oo ku biirtay xulufada taageersan Dowladda Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.[Dhagayso]
(September 21, 2017)
Cadaado:-War Saxaafadeed la sheegay in uu ka soo baxay Maamulka Gal-mudug, kuna qornaa Luuqada English-ka ayaa lagu taageeraday go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo Dowladaha Khaliijka ay xayiraada ugu Culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo Gaalkacyo oo cadeeyey shareecadu wax ay ka qabto nin u gafay Nebigeena Muhammed NNKH.[ Video]
(September 21, 2017)
Muqdisho:-Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay cadeeyeen mowqifka sharciga Islaamka ay ka qabto nin u gafay Nebi Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Mowqifka Soomaaliya ee Arrimaha Khaliijka.[Masawiro]
(September 21, 2017)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo D/Goboleedyada oo kulmay[Masawiro]
(September 21, 2017)
Muqdisho:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan oo ay soo qabanqabi Gal-Mudug waxba kama Jiraan in Maxkamada la saaray ninkii u gafay Nebigeena Muhammed NNK.[Dhagayso]
(September 20, 2017)
Cadaado:-Maamulka Gal-Mudug ayaa beeniyey Maxkamada ku taal Gaalkacayo oo sheegtay in ay saartay nin lagu magacaabo Sh.Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo gaf iyo Xadgudub u geystay Nebigeenii Muhamed
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|