Madaxweynaha Puntland oo Digreeto Magacii Kaga Bedeley Wakaaladda Wararka Puntland
(December 20, 2017)
Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo magacii lagaga bedelay Xeer Madaxweyne Lr-151 December, 20, 2017 Wakaaladda Wararka dawladda Puntland.

(December 19, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 19 December 2017 dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xidhidoonta Garoowe iyoTaleex, taas oo d

(December 18, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saraakiisha hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaa

(December 18, 2017)
Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal ka soo saartay xariggii iyo weerarkii xalay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku qaadeen Siyaasi C/raxmaan C/

(December 18, 2017)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu dhinac fadhiyo Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno katirsan golaha Wasiirada aya

(December 18, 2017)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in labo ka tirsan ciidanka canshuuraha Puntland lagu dilay Boosaaso xili ay ku guda jireen waajibkooda shaqo. Maxaa la gudboon Xukuumadda cusub ee Somaliland Sheekh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Daawo)
(December 17, 2017)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu Sheekhu uga hadlay waajibka la g

(December 17, 2017)
Muqdisho ayaa maanta martigelineysa shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) oo socon doona sedexda maalin ee soo socota ayna k

(December 16, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay hakinta dawladda Mareykanka ee gargaarkii ay siin jirtay qeyb kamid ah ciidanka Xoogga dalka Soomaaliye

(December 14, 2017)
Garoowe:-Shirka Golaha wasiirada dowlda Puntland oo looga hadlay amniga , Diyaar Garowga 8-da Janaayo iyo Arrimo kale. Hoos ka akhriso Shirka Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay amniga ,
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|