Gudoomiyaha golaha wakiillada dawladda Puntland oo ku sugan Badhan
January 28, 2020 - Written by Editor
Badhan:-Gudoomiyaha golaha wakiillada dawladda Puntland Cabdi rashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan gudiga dib u habaynta ciidamada ayaa degmada Badhan ka bilaabay diiwaangelinta ciidamada dawladda ee gobolka Sanaag.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net