Dilaagii Sportska ahaa ee Faysal Gujis Barnaamijkii Afmeer Qeybtii 1-2aad[Video]

May 7, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa laga soo bilaabo 2008 ilia 2021 wax ka socday dilal qorsheysan oo kooxda Al Shabaab ay ku beegsanayeen haldoorka gobalka Mudug.

Shacabka ku shaqan magaalada Gaalkacyo ayaa waxay noqdeen mid la dilo mid baad bixiya mid magaalada ka barakaca iyo mid gabida hoos u rogta cabsi darteed.

Magaalada Gaalkacyo waxay la daala dhacdo dilal qosheysan oo lagu laayey 300 oo qof oo isigu jira  isimo,nabadoono,cuqaal ,ganacsato,saraakiil iyo shacab rayid ah waxaa dadaal dheer ka dib u suuro gashay laamaha amaanka ee magaalda Gaalacyo in ay gacanta ku dhigaan in ka badan 65 iof oo ka tirsan kooxda argagixida ee Al Shabaab kuwaas oo dilal iyo qaraxyo ka geystay magaalada Gaalkacyo.

Warbaahinta Puntland ayaa waxay ka sameysay baraamij loogu magac daray Afmeer oo soo bandhigi doona arxanlaawayaasha ku laayey magaalada Gaalkacyo Haldoorkii magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Daawo Qeybtii kwaad ee barnaamijkii Afmeer Dilaagii Sportska ahaa Faysal Gujis

Hoos ka Daawo Qeybtii 2aad ee barnaamijkii Afmeer Dilaagii Sportska ahaa Faysal Gujis

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online