Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland oo laga waraystay xaalada Dalka Soomaaliya.[Video]
(April 30, 2021)
Nairobi:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland ahna Ra'iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabwali Maxamed Cali Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Unicersal ayaa waxaa uu ka w
Maxkamada Darajada 1aad ee Gaalkacyo oo la soo taagay xubno ka tirsan amniyaadka Al-shabaab.[Masawiro]
(April 28, 2021)
Gaalkacyo: - Maxkamada darajada kowaad ee ciidamada qalabka sidda iyo danbiyada culus ee gobolada Mudug iyo Cayn ayaa maanta waxaa ay u fariisatey dhageysi dacwada loo heysto ilaa 9 eedeysane oo ka ti
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay madaxweyneyaasha Gal-Mudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta.[Masawiro/Video]
(April 28, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan la yeeshay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiin
Wareysi: Waare oo sharxaya sababta heshiiska 17-ka September uu caqabad u noqday.[Dhagayso]
(April 28, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu maalinta Sabtida ah ee soo socota hortagayo Aqalka Hoose ee Baarlamaanka si uu u weydiisto inay dib usoo celiyaan heshi
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo kulan la qaatay Maamulka degaanka Buurtinle
(April 28, 2021)
Burtinle:-Wasiirka Arrimaha gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyada Dawladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad ayaa Degmada Buurtinle kulan kula qaatay Maamulka degaanka & Odayaasha iyo waxgaradka.
Wasiirka Warfaafinta ee Puntland oo laga waraystay shir deg deg ah oo uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo.[Dhagayso]
(April 28, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da Afka-Soomaaliga ayaa waxaa wax laga wiidiiyey Khudbaddii uu xalay jeediyay madaxw
Fiqi oo sheegay in qaar ka mid ah ciidanka Gal-Mudug loo soo qaaday Muqdisho.[Dhagayso]
(April 28, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Amniga ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa VOA-da u sheegey in dowlada Soomaaliya ay Ciidamo ku jirey aaga difaaca magaalada Dhuusamareeb ay Xamar usoo qaadey. F
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed uga warbixiyey xaaladda dalka iyo Arrimaha Doorashooyinka [Video]
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac xooggan ee ay ka qabeen
Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyay Go’aankii Hirshabeelle, Galmudug Iyo K/Galbeed
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay go’aankii Madaxweynayaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ay uga soo horjeesteen muddo kordhinta labada sanno ee loo sam
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ku baaqday in dib loogu laabto heshiiskii 17kii Sebteembar
(April 27, 2021)
Baydhabo:-Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya isaga oo ka duulaya dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka iyo ismari waaga arrimaha doorashooyinka wuxuu ku talinayaa qodobadan soo socda;1. In d

Next Page »