Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo gaaray degmada Galdogob.[Video]
(May 15, 2021)
Galdogob:-Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. Wafdigan oo isugu jiray qaar ka
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom Jeneraal.[Video/Masawiro]
(May 15, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom Jeneraal Stephen Townsend, oo booqasho ku yimid Jubaland. [ngg src=
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo ka qayb galay madasha 18aad ee PDRC Talks.[Masawiro]
(May 15, 2021)
Qardho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa waxaa uu ka qeyb galay Madasha 18-aad ee PDRC Talks. Madasha 18-aad ee PDRCTalks ayaa ahayd
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Jabuuti
(May 15, 2021)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad