Wasiirka amniga dowladda Puntland oo laga waraystay Dagaal ka dhacay Tuulo Xamure[Dhagayso]
(June 30, 2021)
Balidhidin:-Wasiirka amniga dawladda Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan ayaa Pltv uga Warbixiyey dagaal khasaare ka dhashay oo dhexmaray ciidanka amniga Puntland iyo kooxda sharwadayaasha Daacish. M
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland shir gudoomiyey shirka maamul baahinta Puntland
(June 30, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta shir-guddoomiyay shirka Maamulka baahinta Puntland oo ku qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Puntland. Shi
Jadwalka Doorashadda Soomaaliya iyo Go’aamada ka soo baxay Shirka wadatashiga Doorashadda.[Video]
(June 29, 2021)
Muqdisho:-Golaha wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada ee uga socday Muqdisho. JADWALKA DOORASHADDA
Wasiirka Amniga Dowlada Puntland “Reer Balidhidin Waa in aad Dagaalka lagula Jiro Kooxda Daacish qayb ka noqotaan”[Video]
(June 29, 2021)
Balidhidin:-Balidhidin Waa in Aad Dagaalka lagula Jiro Kooxda Daacish Qeyb ka Noqotaan dhamaan Ciidanku Waa Heegan Waa in la hellaa Xog dhameystiran Waa la isyaqaan Sidaas Waxaa yiri Wasiirka Amniga
Ra’iisulwasaaraha DFS oo furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka.[Masawiro/Video]
(June 28, 2021)
Muqdisho:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta  ka furmay Teendhada Afisyooni, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Rooble waxaana ka qeyb galay Madaxweynayaasha Puntland, Galmudu
Maamulka Gal-Mudug oo ka hadalay weerarkii Al-shabaab saaka ku soo qaadeen deegaanka Wisil
(June 27, 2021)
Gaalkacyo:-Kooxda argagixisada ururka A-lshabaab ayaa saakay aroornimadii hore weerar gaadmo ah ku soo qaaday fariisin ciidamada Daraawiishta Galmudug ay ku lahaayeen magaalada Wisil oo dhacda 60km d
Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo shir Jaraa’id kaga hadlay toogashadii lugu fuliyey 18-ka tirsan Al-shabaab.[Video]
(June 27, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abdiladif Musse Nuur (sanyare) ayaa goor dhaweyd waxaa uu Shir jaraa,id ku qabtay magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kaga hadlay xukun dil ah oo saaka ay
Hirshabelle “Qayb kama nihin Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Beri ka furmaya Muqdisho.”
(June 27, 2021)
Jowhar:-Dowladda Hirshabeelle waxay cadeyneysaa inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir berri uga furmaya M
Al-shabaab oo weeraray deegaanka Wisil ee Gal-Mudug
(June 27, 2021)
Wisil:-Wararka ka imaanaya deegaanka Wisil ee hoos tagay maamulka Gal-mudug ayaa sheegay in weerar ay ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab waxaan weerarkooda ay la bartilmaamsadeen xe
Puntland oo saaka toogatay 21 ka tirsan amniyaadka Al-shabaab.[Video]
(June 27, 2021)
Gaalkacyo:-Waxaa saa saaka xukun dil toogasho ah lagu fuliyey xubno ka tirsan amniyaadka Al-shabaab oo tiradoodu gaarayso ilaa 21 xubnood oo dilal iyo qaraxyo ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunt

Next Page »