Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Muqdisho.[Video]
May 20, 2021 - Written by EditorKismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa hadda soo gaaray magaaladda Muqdisho, ee caasimada dalka Soomaaliya waxaana garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan xukuumada dowladda Federaalka ,Xildhibaano ka tirsan maamulka jubbaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka qayb geli doono shirka wada tashiga Qaran ee la filayo maanta ama beri in uu si rasi ah uga bilowdo mgaalada Muqdisho waxaan shirka looga hadli doonaa arrimaha doorashooyinka oo in mudo ah ay ka taagnaayeen khilaaf is muran .
Faahfaahinta warka dib kala soco
A/cawaale
Halgan.net