Puntland oo ka tacsiyeeysay geerida Jeneraal Cali Ismail Maxamed

May 17, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxa uu ummadda Soomaaliyeed iyo shacabka Puntland uga tacsiyaynayaa geerida Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Janaraal Cali Ismaaciil Maxamed oo ku geeriyoodey dalka Turkiga.

Alle ha u naxariistee Marxuumku waxa uu ka mid ahaa ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isagoo ka gaaray derejada Janaraal, waxa uu dalkiisa iyo dadkiisa usoo shaqeeyey muddo dheer, sidoo kale waxa uu ka qayb-qaatay dhismihii dowladnimada Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxa uu Alle “SWC” uga baryayaa Marxuumka inuu haygiisa ka yeelo Jannatul Fardawsa, dembigiisana dhaafo, samir iyo iimaanna kasiiyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, shacabka Puntland, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay Marxuumku.
DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online