Madaxweynaha Puntland oo Shir jaraa’id oo uu qabtay uga hadlay doorashooyinka ka dhacay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.[Video]
(October 26, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shacabweynaha Puntland gaar ahaan bulshada degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ugu hambalyeeyay Doorashadda goleyaasha deegaa
Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo shaaciyay natiijada doorashada degmada Qardho.
(October 26, 2021)
Qardho:-Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa galabta si rasmiya u shaaciyay natiijada doorashada degmada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar . Waa markii ugu horeysay oo ay Degmada Qardh