Wararkii ugu dambeeyey ee dagaaladii Degmada Guriceel.
(October 23, 2021)
Guriceel:-Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 40 ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal magaalda Guriceel saakay ka qarxay oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Gal
Wareysi ay VOA la yeelatay Mukhtaar Roobow “Abuu Mansuur
(October 23, 2021)
Mukhtaar Roobow Cali "Abuu Mansuur" oo horey u ahaa ku xigeenkii ururka Al-Shabaab oo bishii December ee sannadkii 2018-kii ay dowladda Soomaaliya ka hor istaagtay in uu u tartamo hoggaanka maamul go
Ciidamada DFS iyo kuwa Galmudug oo gudaha u galay Degmada Guriceel.
(October 23, 2021)
Guriceel:-Ciidamadda Galmudug iyo kuwa DFS ayaa la wareegay inta badan Degmadda Guriceel, ka dib dagaal socday 8saacadood ay ku qaadeen ciidamada la baxay Ahlu sunna oo xoog ku heystay Degmada Gurice