Wareysi:Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay[Dhagayso]
(October 14, 2021)
HAGUE:-Mid ka mid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukunka ay maxkamadda ICJ ee garsoorka caal