Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Warsaxaafadeed ka soo saaray xaalada Gal-Mudug
(October 1, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Gal-Mudug. Ra’iisu
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal oo ka warbixiyey weerar lagu qaaday Gurigiisa.[Video]
(October 1, 2021)
Garoowe:-Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jaamac oo shir Jaraa,id ku qabtay Garoowe ayaa faahfaahiyey werar xalay hoygiisa uu ka deganyahay Garoowe lagu qaday waxa
Gal-Mudug: Waa sidee xaaladda goobihii uu ka dhacay dagaalkii shalay?[Dhagayso]
(October 1, 2021)
WASHINGTON:-Xaaladda deegaanka Bohol ee duleedka Dhuusamareeb, ayaa saaka deggan, halkaas oo shalay ay ku dagaallameen ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Ahlu-Sunna. Dagaalkasi ayaa la sheegey in
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirka Golaha wasiirada ee Puntland.[Video]
(October 1, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Shirka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xig