Madaxweynaha Jubaland ooqaabiley xubnaha Cusub ee loo doortay Aqalka Sare Ee Jubaland

October 21, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha Cusub ee loo doortay Aqalka Sare een Baarlamaanka JFS kuwaas oo ah xubnahii ugu danbeeyay ee laga sugayay Dowlada Jubaland
.1. Xasan Daahir Yarow
2. Ibraahim Aw-gaab
3. Laylo Nuur Maax
4. Maryan Faarax Kaahiye

Madaxweynaha ayaa xubnahan ku booriyay inay si Wanaagsan oo danta dalka iyo dadka ku jirto ay u gutaan waajibaadka maanta loo doortay isla markana sida ugu wanaagsan ay u matalaan Dowlada Jubaland.

——– Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
October 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online