Madaxweyne ku Xigeenka oo la kulmay Isimada waday Nabadeynta Saax-Maygaag iyo Senge -Jebiye .
(March 1, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay wejiga labaad ee shirka nabadaynta Beelaha walaalaha ah ee dirirtu dhex martay. Shirkaan oo ah wajigii laba