Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay guddoomiyaha golaha shacabka.[Masawiro]
(April 30, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlama
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS.[Masawiro]
(April 29, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo guddoomiyihii KMG
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray Boosaaso
(April 29, 2022)
Kusimaha madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari.Madaxweynaha ayaa waxaa ku soo dhawee
Raisulwaaraha JFS oo hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada 1aad iyo 2aad ee Golaha Shacabka
(April 28, 2022)
Muqdisho:-Waxaan u hambalyeynayaa Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BJFS xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo caawa la doortay.Waxaan Eebbe uga baryayaa in uu la garab galo mas
Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Golaha Shacabka
(April 28, 2022)
Muqdisho:-Waxaan u hambalyeeynaya Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee loo doortay Golaha Shacabka JFS, Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar. Waxaan alle uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda loo d
Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada 1aad iyo 2aad ee Golaha Shacabka
(April 28, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka oo loo kala doortay, Guddoomiye
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka oo loo doortay Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar
(April 28, 2022)
Muqdisho:-Waxaa goordhow soo gabagabowday wareegga koowaad ee doorashada guddomiye ku-xigeenka koowaad iyo gudoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Tartanka Wareeggii k
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo caawa la kulmay Gudoomiyaha cusub Baarlamaanka JFS.[Video/Masawiro]
(April 28, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan hambalyo, salaan iyo boggaadin ah la qaatay Guddoomiyaha cusub ee loo doortay Golaha Shacabka JFS Mudane Shiikh Aad
Doorashada Gudoomye kuxigenada golaha Baarlamaanka JFS [Live]
(April 28, 2022)
Muqdisho:-Waxaa saaka mar kale ka bilaawday Xarunta Afisyooni doorashada Gudoomiye ku xigeenka 1aad iyo gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Waxaa kulanka Baarlamaa
Madaxweynaha Goboleedka Koonfur Galbeed oo Hambaliyo udirey Gudoomiyaha Golaha Shacabka
(April 28, 2022)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Hambaliyo udirey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

Next Page »