Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo gaaray magaalada Gaalkacyo.
(March 3, 2022)
Gaalkacyo:-Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo kuyimid magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee maanta, ayaa waxaa si wayn usoo dhaweeyay wasiiro iyo xildhibaano k
Taliyaha Cusub ee Ciidamada Madaxtooyada oo xilka la wareegay.
(March 3, 2022)
Garoowe:-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdirashiid Cali, ayaa xilka u kala wareejiyay Taliyaha Cusub ee Ciidamada Madaxtooyada G/Sare Cabdinaasir Maxamed Muuse (Sh