Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay ergada 6dii kursi ee u dambeeysay
(March 16, 2022)
Garoowe:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Maamulka Puntalnd ay usoo gudbiyeen Guddiga Xulista Ergada 6dii kursi ee u dambeeya
Midowga Musharaxiinta oo taageeray jadwalka ay soo saareen guddiga FEIT
(March 16, 2022)
Golaha Midowga Musharraxiinta Soomaaliya ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan jadwalka dhammaystirka doorashooyinka 2020/22 ee ay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).Jadw