Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo soo dhaweeyey Musharaxnimada Madaxweyne Deni ee xilka Madaxweynaha Soomaaliya
(March 21, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa soo dhaweeyey Murrashaxnnimada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Madaxweyne Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. "Wa
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay agaasimaha wacyi-gelinta ciidamada iyo la-dagaalanka argagixisada.
(March 21, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11, ku magacaabay Agaasimaha Wacyi-gelinta Ciidamada iyo la-dagaalanka Argagixisada, ee Wasaaradda Amnig
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo habka fogaan aragga ah kulan kula qaatay Wakiillada Beesha Caalamka
(March 21, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ waxayna ka wada hadleen dhammeystirka doorashooyinka Golaha Shac