Madaxweynaha Hirshabeelle kormeer ku tagay Cusbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne
(March 28, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Cusbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weeraro ay argagixisadu la eegte