Maamulka Galmudug oo soo saartay Jadwalka Doorashada 6 kursi
(February 28, 2022)
Gaalkacyo:-Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa si rasmi ah u shaaciyay Jadwalka 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay gudi soo qiimeeya xaalada degmada Garbahaaray oo ah deegaan doorasha 2aad ee Jubaland
(February 28, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbohaarreey. [ngg src="galleries" ids="3968"
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galay qalinjabinta dufcaddii 9-aad ee ka baxday Jaamacada Bariga Afrika
(February 27, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabadda qalinjabinta dufcaddii 9-aad ee ka baxday Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Garoowe. Madaxwey
Madaxweynaha Puntland oo mar labaad la kulmay Isimada Gobalka Bari.
(February 26, 2022)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Isimada kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje I
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Daawo)
(February 25, 2022)
Nairobi:Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay ma
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Isimada gobalka Bari (Daawo)
(February 24, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari oo kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaac
Nadwo Cilmiyeed looga hadlay Sheekh Cabdinaasir oo caawa lagu qabtay Laascaanood (Masawiro)
(February 24, 2022)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa waxaa lagu qabtay kulan loogu hadlayey dilkii Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed oo ay kooxda Maafida Al Shabaab ay ku dileen magaalada Kism
Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad oo si kooban uga halay Taariikhda Sh Cabdinaasir iyo cida dishay .
(February 23, 2022)
Muqdisho:-Amiirka Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wassunnah ahna Gudoomiyaha Hay,ada Culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa si kooban uga halay Taariikhda Sheekh Cabdi Naasir Sheekh
Culimada Magaalada Hargeysa oo ka tacsiyeeyey geerida Sh.Cabdinaasir Xaaji Ahmed.[Video]
(February 22, 2022)
Hargeysa: Culimada Magaalada Hargeysa ayaa dhambaal tacsiya u diray Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid aha Culimada Soomaaliyeed. 1.Annagoo ku hadlayna afka Culimada Magacyadoodu hoos ku xus
Madaxweynaha Jubaland oo ka tacsiyeeyey geerida Sheekh Cabdi Naasir Xaji Axmed.
(February 22, 2022)
Kismaayo:-Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Alle ha unaxariisto walaalkeen Sheekh Abdinaasir Xaaji Axmed oo gacan ka xaq daran ay ku dishay qarax miino oo lagu xiray gaari ay lasocdeen isaga iyo Culimo

Next Page »