Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay Mr Juerg Eglin Wakiilka Hay’adda laanqayrta cas ee ICRC Soomaaliya
(March 9, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda laanqayrta cas ee ICRC Soomaaliya Mr Juerg Eglin iyo wef