Madaxweynaha Jubaland oo shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland.
(March 10, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda oo maanta lagaga hadlay qodobo kala duwan.Madaxweynaha ayaa ugu horayn golaha uga