Raisulwasaaraha DFS oo kulan la qaatay Danjire Fransisco Madiera
(March 24, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu la kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera waxaana laba Masuul ay ka wada hadleen kaali
Nadwa Cilmiyeedkii 19aa oo gashay habeenkii 2aad Sheekh Dr Hassan Sheekh Cali Warsame (Dhamaad)
(March 24, 2022)
Boosaaso:-#Toos Masjidka Alrawda Kulan cilmiyeedkii 19aad ee magaalada bosaaso oo caawa galay habeenkii 2aad Caawa waxaa muxaadarada ku qoran Sheekh Dr. Xasan Sheekh Cali Warsame Cinwaanka muxaadarda
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseensi adag u cambaareeyay qaraxii Baladweyne.
(March 24, 2022)
Baladweyne:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay falalkii argagixiso ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne.Madaxweynaha ayaa u tacsiyeeyay ehe
Madaxweynaha Puntland oo Shir gudoomiyey shirka golaha wasiirada.
(March 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, xaaladda Abaaraha, Maciishada iyo nab