Shariif Xasan oo sheegay in loo diiday inuu u dhoofo Baydhaba
(March 6, 2022)
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasna Sheekh Aadan ayaa sheegay maanta in loo diiday inuu u dhoofo magaalada Baydhaba si uu ugu tartama kursi ka mid ah baarlamaanka oo degaan do
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Amiirka dalka Qadar Tamiim Binu Xamad Al Thaani.
(March 6, 2022)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar ayaa halkaas kula yeeshay w
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Xildhibaanada Cusub ee golaha Shacabka JFS
(March 6, 2022)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka JFS ee shalay lagu doortay Boosaaso.Madaxweynaha oo kulan Qado ah l