Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ku dhawaaqa in uu yahay musharax xilka Madaxweynaha JFS.
(March 19, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweynaha Soomaaliya.Madaxweynaha ayaa u taagan samata bixinta dalka iyo in lag