Akhlaaqda oo xumaata iyo xidhiidhka ay la leedahay qalloocsanka fikir Sh. Cabdiraxmaan Abyad

March 20, 2022 - Written by Editor

Laascaanood:-Habeennimadii Sabtida ee tirsiga hijrigu ahayd 16/8/1443, kuna aaddanayd 19/3/2022 Miilaadiga, waxaa ka qabsoomay hoolka Mustaqbal, Laascaanood kulan-aqoomeedka Caweyska aqoonyahanka oo ka mid ah barnaamijta ay soo qabanqaabiso Madasha Sawrac.

Kulankan ayaa lagu gorfeeyey “Akhlaaqda oo xumaata iyo xidhiidhka ay la leedahay qalloocsanka fikir”. Mawduuca waxa soo jeediyay oo si heer sare ah u qaadaadhigay aqoonyahan Sh. Cabdiraxmaan Abyad -Ilaahay ha dhawree- iyada oo markii kalmadda uu sheekhu soo gunaanadayna loo gudbay wixii weydiimo ama wax ku biirin ahaa ee ay dadkii ka soo qayb galay ku darsanayeen kulanka.

Kulankan ayaa ahaa kii ugu horreeyey ee noociisa ah ee ay madashani soo qaban qaabisay.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Craxmaan Abyad ee Cinwaankeeda uu ahaa Akhlaaqda oo xumaata iyo xidhiidhka ay la leedahay qalloocsanka fikir

Madasha Sawrac
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online