Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay ergada 6dii kursi ee u dambeeysay

March 16, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Maamulka Puntalnd ay usoo gudbiyeen Guddiga Xulista Ergada 6dii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooranayay deegaan doorashada koowaad ee Puntland oo ah Magaalada Garoowe .

Hoos ka eeg lixda kursi ay shaaciyeen Guddiga doorashada Puntland

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online