Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ku dhawaaqa in uu yahay musharax xilka Madaxweynaha JFS.
March 19, 2022 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweynaha Soomaaliya.Madaxweynaha ayaa u taagan samata bixinta dalka iyo in laga Badbaadiyo xaaladda halista ah ee uu dalka geliyay Madaxweynihii wakhtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.