Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo gaaray magaalada Gaalkacyo.

March 3, 2022 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo kuyimid magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee maanta, ayaa waxaa si wayn usoo dhaweeyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan labada gole ee dowlada Galmudug, xildhibaano katirsan dowlada federalka, maamulka degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug, masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda .


—-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online