Madaxweynaha Galmudug oo Gudoomiyaha Gobolka Mudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (Bukhaari)

March 31, 2022 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Mudug ee Galmudug waxaana uu u magacaabay Axmed Xuseen Shire (Bukhaari).

Guddoomiyaha Cusub ayaa waxaa uu badali doonaa Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ahaa Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa la faray dhamaan Hay’adaha kala duwan ee Galmudug inay la Shaqeeyaan Guddoomiyaha Cusub si uu u guto waajibaadkiisa Shaqo.

haari.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online