Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Xildhibaanada Cusub ee golaha Shacabka JFS

March 6, 2022 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka JFS ee shalay lagu doortay Boosaaso.Madaxweynaha oo kulan Qado ah la qaatay Mudaneyaasha Golaha Shacabka, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo doortay Wuxuuna alle uga baryay in masuuliyaddaasi uu u fududeeyo.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Qaar ka mid ah senatarada iyo xildhibaanadii hore loogu doortay Garoowe iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.
—DHAMMAAD —-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online