Madaxweynaha Puntland oo Shir gudoomiyey shirka golaha wasiirada.
March 24, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, xaaladda Abaaraha, Maciishada iyo nabadeynta Saaxmeygaag iyo Sangejabiye. Shirka Golaha Wasiirada Waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.
M_M Deeq
Halgan.net