Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyay kulanka waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda.

March 30, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Abdi ayaa shir Guddoomiyay kulanka waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda.Kulankaan ayaa looga hadlayey dar-dargelinta shaqooyinka Wasaaradda iyo xoojinta ku dhaqanka Qorshaha Wasaaradda Maaliyadda ee sanadka 2022.
Shirkaan oo ay kasoo qayb galeen dhammaan Madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasinka Waaxyaha kala duwen ee Wasaaradda.Wasiirka ayaa ka dhageestay warbixinno la xiriira horumarka Wasaaradda iyo Guud ahaan shaqada isaga oo kula dar-daarmay masuuliyiinta inay Sii laba jibbaraan Hawlaha Wasaaradda si loo gaaro yoolka la tiigsanayo.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa waday dadaalo kor loogu qaadayo habsami u socodka shaqada, kobcinta dakhliga iyo adkaynta Isla xisaabtanka shaqaalaha iyo mas’uulinta waaxyaha.Baahintii .

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

Comments are closed.

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online