Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda  ee Dalka Talyaaniga.[Masawiro]
(June 12, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Luig
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Warmurtiyeed laga soo saaray (Akhriso)
(June 12, 2022)
Muqdisho:-Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuu
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada
(June 11, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah
Madaxweynaha JFS oo kulammo la qaatay madaxdii ka qeyb gashay caleema-saarka.[Masawiro]
(June 9, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo guud iyo kuwa gaar gaar ahba la qaatay Madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Kenya, Mudane Ismaaciil
Madaxweynaha JFS oo qodobo muhiim ah uga hadlay Khudbaddii caleema saarkiisa.[Masawiro/Video]
(June 9, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada aas aasiga u
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qeyb galay Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha JFS ee 10-aad.[Masawiro]
(June 9, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha JFS ee 10-aad Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.Madaxweyne Deni
Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni oo gaaray magaalada Muqdisho.
(June 8, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalaya C
Madaxweyanah Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo gaaray Muqdsho.
(June 8, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweyna
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha
(June 8, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, Guddiga ku m
Madaxweynaha JFS oo kormeer shaqo ku tagay xarunta wasaaradda Gaashaandhigga.[Masawiro]
(June 7, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoogga saari d

« Previous PageNext Page »