Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo hambalyo u diray Ra’iisul wasaaraha cusub ee XFS
(June 15, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre oo Caawa uu xilka
Madaxweynaha Galmudug hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya
(June 15, 2022)
Guriceel:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre.Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa sidoo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo hambalyo u diray Raisulwasaare Xamze Cabdi Barre
(June 15, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Xamze Cabdi Barre oo loo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha 21-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaali
Madaxweynaha Hirshabeelle dhambaal hambalyo ah u diray Ra’isul Wasaaraha Cusub ee JFS
(June 15, 2022)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Ra'isul Wasaaraha Cusub ee JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta Madaxweynaha JFS Mudane Xasa
Xamze Cabdi Barre oo loo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha JFS.
(June 15, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamse Cabdi Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.Xamse aya
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
(June 15, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah u furay Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.Furitaanka Kal-fadhiga 50-aad
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay gudiga qabanqaabada Xuska Maalmaha xoriyada ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.
(June 13, 2022)
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. [ngg s
Madaxweynaha JFS  oo la kulmay ku-xigeenka arrimaha siyaasadda ee xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka
(June 13, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maray
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ee Soomaaliya
(June 13, 2022)
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwalad oo ay ka wada hadleen xir
Ogeysiiss Muhiima la soco Kutub Ictiqaad Al Shaaficii uu Bilaabay Sheekh Dr Maxamuud Shible
(June 12, 2022)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbin doona Daruus taxane ah oo uu bilaabay Sheekh Maxamuud Shible “Ictiqaad Al Shaaficiya “ oo ah dhow kutub uu Sheekhu akhri doono hadii alle idimo Halgan.net ayaa si

« Previous PageNext Page »