Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee Golaha wasiirada
(August 2, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah oo ka kooban 26 wasiir, ka dib,
Munaasabad lagu shaacinayo Golaha xukuumada cusub oo ka socota xarunta Villa Soomaaliya.[Video]
(August 2, 2022)
Muqdisho:-Waxaa ka socda Xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho Xaflada lagu shaacinayo Golaha cusub xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu soo dhisay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka