Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galay Barnaamijka Maal-gelinta ee Dal-Bille.
(August 21, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta ka qeyb galay munaasbad 34 Dhallinyaro ah loogu sameeyay maal-gelin, taasi oo qeyb ka ah Barnaamijka M