Madaxweynaha Puntland oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Hay’adaha Dowladda
(August 13, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Hay’adaha Dowladda sida Wasaaradda Waxbarashada, Wasaaradda Qorsheynta, Wasaara
Madaxweynaha Galmudug oo tababar u furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug
(August 13, 2022)
Cadaado:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa tababar u furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug.Tababarka ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday Dugsiga tababar
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo joojiyey in la iibiyo Buugaagta Manhajka Waxbarashada Dusgiyada sare ee Puntland,
(August 13, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland, inta dib loo eegayo s