Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Puntland.
(August 31, 2022)
Garoowe: 31 August 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Guud iyo Abaanduu