Madaxweynaha Dowladda Puntland shir Guddoomiye shirka golaha wasiirada Puntland

August 18, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland, Madaxweynaha waxaa ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash todobaadkan waxaa looga hadlay Amniga guud ee dhammaan degaanada Puntland, Gurmadka iyo Garab istaagga shacabka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen.

Waxaa lagu ansixiyey wax ka badelka Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah qodobadiisa 18-aad iyo 30-aad oo ku saabsan Maalmaha Shaqada iyo Saacadaha Shaqada, kaasi oo ay Golaha usoo gubisey Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
August 2022
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online