Madaxweynaha Puntland ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta gobolka Haylaan.

August 20, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga magaalada Dhahar ee caasimadda gobolka Hayland ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta gobolka iyo xafiisyada Maxkamadda Derejada kowaad ee gobolkaaasi.

Xafiisyada Dowliga ah ee Maanta Madaxweynuhu dhagax-dhigay dhismahooda waa qayb ka mid ah Siyaadda Xukumadda DPL ee ku aaddan daadejinta dowladnimada, isku fillaanshaha dowladda ee heer Degmo, heer gobol iyo heer Dowlad dhexeba, taasi oo looga golleeyahay tahaynta xarumaha dowladda maamul ahaan iyo tayo ahaanba.

Madaxweynaha DPL Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxaa dhagax-dhigga ku weheliyey masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka gobolka Hayland, Kan degmada Dhahar, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee gobolka Hayland iyo Suldaan Maxamed Cabdullaahi Cartan.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
August 2022
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online